duruusta

Duruusta

Machadka ka baro quran online wuxuu ugu baaqayaa ,dhamaan dad-waynaha soomaliyeed ee kunool qurbaha ,barashada diinta islaamka iyo luuqada carabiga ,waxaanu machadku kuugu busharaynayaa aqoon tayadeedu aad u sarayso oo ay hagayaan maclimiin isku darsatay dadaal iyo daacadnimo , Machaddkan ka baro quran online oo furnaa mudoo kooban ayaa hadana waxa si dhakhso ah ugu gaadhay dunida dacaladeeda oo dhan laga soo biloobo , America, , iyo wadamada yurub Haddaba waxaad Qur'aanka iyo duruusta Diinta Islaamkaba baran kartaa adiga oo ku sugan gurigaaga saacad kasta aad rabtana waxa heegan ku ah macalin u carbisan gudbinta aqoonta ay xanbaarsanyihiin .

1. KOORSOOYINKA ARDAYDA BILOWGA AH

Casharka

Heerka

Wakhtiga

Tawxiidka

Bilaw iyo Dhex-dhaxaad

Habeen iyo maaliba

Akhrinta Qur'aanka saxda ah

Bilaw iyo Dhex-dhaxaad

Habeen iyo maalinba

Tajwiidka Qur'aanka

Bilaw iyo Dhex-dhaxaad

Habeen iyo maalinba

Xiftiga Qur'aanka.

Bilaw iyo Dhex-dhaxaad

Habeen iyo maalinba

Luuqada Carabiga

Bilaw iyo Dhex-dhaxaad

Habeen iyo maalinba

Higaada Carabiga

Bilaw iyo Dhex-dhaxaad

Habeen iyo maalinba

Caqiidada & Aasaaska Islaamka

Bilaw iyo Dhex-dhaxaad

Habeen iyo maalinba

Axaadiis

Bilaw iyo Dhex-dhaxaad

Habeen iyo maalinba

Al-Tarbiyah Islaamiya

Bilaw iyo Dhex-dhaxaad

Habeen iyo maalinba

 

2. KOORSOOYINKA ARDAYDA QAYBTA LABAAD OO U BILOWDA SIDAN

Maadada Caqiidada

Magaca kitaabka

اسم الكتاب

Al caqiida al daxaawiyah

الطحاوية العقيدة

Qawaacidul muslaa

المثلى قواعد

Al usuul al salaasa

الثلاثة الأصول

Kitaab al tawxiid

التوحيد كتاب

Lumcatul ictiqaad

الإعتقاد لمعة

Al waajibaat al mutaxatimah

المتحتمة الواجبات

Kasfu shubuhaat

الشبهات كشف

Maadada Fiqiga

Magaca kitaabka

اسم الكتاب

Al mabaadi al fiqhiya

المبادئ الفقهية

Matnul abu shujaac

متن ابي شجاع

Muqadamatul al xadramiya

مقدمة الحضرمية

Al yaaquut al nafiis

الياقوت النفيس

An waar al masaalik

انوار المسالك

 

Maadada Xadiiska

Magaca kitaabka

اسم الكتاب

Al arbaciin

الاربعين

Ibnu abii jamra

ابن ابي جمرة ( مختصر صحيح البخاري

Cumdatul axkaam

عمدة الأحكام

Riyaadu saalixiin

رياض الصالحين

Buluuqul maraam

بلوغ المرام

Tajriidu sariix

تجريد الصريح

Mukhtasar saxiixul muslim

مختصر صحيح مسلم

 

Haddii aad xiisaynayso hadda is diwaan gali oo buuxi foomkan Hoose.

QIIMAHA (FEE) KOORSOOYINKAN

No

Maalmaha

Lacagta/Fee

1 Arday

1Arday

2. Maalmood asbuucii (2 days in a week)

3,Maalmoodasbuuci (2days $25Bishi in a week)

$20 Bishii

1Arday

5 Maalmood asbuucii (5 days in a week)

$30 Bishii

 

Hadaba buuxi foomkan oo isdiwaan gali (Registration Form) .

Haddii aad rabto inaad na soo wacdo fadlan nagala soo xidhiidh tilifoonadan wixii faahfaahina: