walaalaha Muslimta ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Halkan Guji si aad iska Diwaangaliso Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbalkiisa.

________________________________________________________________________________________________________

                                                                  FEE

Number

Maalmaha (Days a Week)

Lacagta / Fee

 

1 Arday

2 Maalmood asbuucii (2 days a week)

 

$20Bishii

 

1 Arday

3 Maalmood asbuucii (3 days a week)

 

$25 Bishii

 

1 Arday

5 Maalmood asbuucii (5 days a week)

 

$30 Bishii

1- Barashada Qur'aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis